Wararka Kenya DHEGEYSO:Eedeyn loo jeediyay wasaaradda waxbarashada dalka By star - February 9, 2026 0 387 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu eedeeyay inay iska indha tirtay xaaladda liidata ee kaabayaasha dhaqaalaha ee Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Galole, ee ismaamulka Kilifi, inkastoo ay socdaan dib-u-habayn lagu sameynayo. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/02/Kilifi.mp3