DHEGEYSO:Dugsi ku yaalla Madoogo oo caawimaad u baahan

0
201

Dugsi ku yaalla madoogo oo ka tirsan ismaamulka Tana River ee gobolka Xeebta ayaa u baahan in dhul loo iibiyo waxaana bulshada laga codsaday in ay ka qayb qaadato.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya.