Wakiilka deegaanka hoose ee Adu ee ismaamulka Kilifi , Samson Zia ayaa dowladda dhexe ugu baaqay in ay howlgeliso ciidamo amni oo dheeraad ah.
Waxaa uu doonaya in saraakiishan la geeyo aagagga Chakama ee dowlad deegaankaasi iyo meelaha kale ee dadweynaha looga dhaadhiciyo caqiidooyin diimeed oo aan sax ahayn.
Wakiilka deegaanka hoose ee Adu Samson Zia oo baaqan diraya ayaa yidhi.