Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Dhaqaalaha Buluugga ah iyo Arrimaha Badaha ee dalka Xasan Cali Joho oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka kala socotay dowladda dhexe iyo mida ismaamulka Kilifi ayaa maanta waxaa uu albaabaha u laabay goobaha laga qodho macdanta ee sida sharci darrada ah uga howlgali jiray gudaha dowlad deegaankaas.
Hoggaamiyayaasha ka qayb galay howlgalkaas ayaa waxaa ay sheegeen in goobahan ay ku xad gudbeen shatiyadii shaqada ayna halis caafimaad ku yihiin dadka deegaanka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dowladda oo albaabaha u laabtay goobaha macdanta laga qodho ee sharci darrada...