DHEGEYSO:Dowladda Machakos oo heshay qalab dijitaal ah oo loogu deeqay waaxda caafimaad dowlad deegaanka

0
192

Dowladda ismaamulka Machakos ayaa heshay deeq ka kooban agab elektrooniga ah oo sida ay warbaahinta u sheegtay barasaabka dowlad deegaankas ka saacidi doono in la dijitaaleeyo waaxyaha kala duwan ee dowladda qaasatan tan caafimaadka.