Wararka Kenya DHEGEYSO:Digniin adag oo laga soo saaray Khilaaf Dhuleed oo ka taagan Trans Nzoia By star - December 31, 2025 0 432 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dowlada ismaamulka Trans Nzoia waxay muddo shan maalmood ah siisay dadka dagan meelaha dhulalka la isku heysto. Sido kale guddoomiyaha amaanka ismaamulkaas ayaa u digay dadka heysto hubka sharci darrada ah si ay dhulalka ugu ilaashadaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/12/Trans-Nzoia.mp3