DHEGEYSO:Dibadbax looga soo horjeedo amni darro oo ka dhacay Nyandarua

0
499

Shacabka ku nool aagga ganacsiga ee Boiman oo ka tirsan deegaanka hoose ee Gathanji oo hoos tago Ol-Joro Orok ee ismaamulka Nyandarua ayaa banaanbax sameeyay.
Waxay cabasho ka muujiyeen falalka amni darro oo ay sheegen in ay halkaasi ku soo bateen.
Dadweynaha ayaa saraakiisha ka codsaday in ay amniga adkeeyaan si wax looga qabto dhacdooyinka saameynta ku yeeshay dadka deegaanka.