Dr. Rumana Rashiid oo ka mid ah saraakiisha caafimaadka ee ismaamulka Garissa ayaa dhallinyarada uga digtay in ay adeegsadaan cabitaannada laga helo tamarta dheeraadka ah.
Waxay hoosta ka xarriiqday in tani ay leedahay saameyn caafimaad oo aan inta badan lagu baraarugsanayn.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dhallinyarada Garissa oo looga digay isticmaalka cabitaannada laga helo tamarta




