DHEGEYSO:Dhaca dukaamada M-Pesa oo ku soo batay Kisii

0
389

Waxaa ismaamulka Kisii ku soo batay dhaca loo geesto dukaamada M-Pesa.
Dhaca oo inta badan ay sameyaan hawen ayaa la sheegay inay bartilmaamedsadaan dukaamada caruurta looga tago.
Booliiska magaalada Kisii ayaa haatan bilaabay baaritaan la doonayo in lagu soo qabto dadka dhaca u geestay ganacsatada magaalada Kisii, Keumbu iyo nawaaxigeeda.
Qaar ka mid ah shacabka deegaanka oo ay dhibaadata saameeysay oo warbaahinta la wadaagay dareenkooda ayaa waxaa ka mid ahaa.