DHEGEYSO:Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay deegaanka Ceeldaas ee Wajeer

0
98

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aden Kenyan Weheliye iyo Wasiirka wasaaradda adeega dadweynaha iyo barnaamijyada gaarka ah Geoffrey Ruku ayaa deeq raashiin ah xariga kaga jaray degaanka Celdaas.
Deeqdan ayaa loogu talagalay bulshada nugul oo ay samaysay abaarta iyo xarrumaha waxbarashada.
Mr Keynan iyo wasiir Ruku ayaa ka hadlay deeqdan iyagoona bogaadiyay dowladda madaxweyne Ruto.