DHEGEYSO:Darawalada gaadiidka dadweynaha Mombasa oo ka cabanaya amni darro

0
637

Milkiilayaasha iyo darawallada X Move Mombasa ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay adeegyadii gaadiidka, kaddib markii ay khatar amni soo wajahday qaar ka mid ah darawallada matatuda ee deegaanka Bamburi ,waxaa ayna ugu baaqayaan ciidamada dambi baarista ee dalka DCI-da inay wax ka qabtaan dadka wada falalka amni darrada ah.