DHEGEYSO:Dadka Kedong oo dibadbax sameeyay

0
186

In ka badan 1,200 oo ka mid ah dadka ku nool kaynta Kedong ee magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru ayaa dibadbax sameeyay kadib markii ay soo ifbaxday in dowladda ay qorsheynayso inay u rarto deegaan kale.
Dadka deegaanka ayaa ku andacooday in degmada Mukuru oo ay dowladda doonayso inay degaan aysan u qalmin xitaa in duurjoogta ay ku noolato.