Dadka deggan tuulooyinka Goda iyo Bulesa ee degmada Chari, ee ismaamulka Isiolo ayaa ka faa’ideystay dhamaystirka mashruuca biyo gelinta oo ay fuliyeen shirkadaha Kenya Rapid Plus Catholic Relief Services.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo uu horkacaayay ku xigeenka guddoomiye xaafadeedka Xasan Maxamad ayaa ka warbixiyay sida uu mashruucan nolashooda u bedeli doono.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dadka deggan tuulooyinka Goda iyo Bulesa ee ismaamulka Isiolo oo ka faa’iidaysta...