DHEGEYSO:Dadka deegaanka oo weeraray goobo lagu hagaajiyo khamriga sharci darrada ah

0
351

Qalalaase ayaa hareeyay dowlad deegaanka Narok iyada oo 500 oo qof oo degganaa ismaamulkaas ay weerareen guriyo lagu sameeyo khamriga sharci darrada ah.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in dhalinyarada ay saameyn badan ka soo gaartay goobaha lagu hagaajiyo khamriga sharci darada ah.