DHEGEYSO:Dadka deegaanka Lokwamosing oo ka cabanaaya amni dara ka jira tuulada

0
236

Xaalada cabsi iyo buuq ayaa ka taagan tuulada Lokwamosing ee Bariga Turkana ka dib markii koox burcad ah ay ku soo duushay deegaanka oo ay ka xadeen ku dhawaad 2,000 oo xoolo ah.
Weerarkan ayaa sababay in Dugsiga Dhexe ee Lokwamosing la xiro, iyadoo macalimiintu ay ka carareen si ay naftooda u badbaadiyaan.
Dadka deegaanka ayaa dowladda ka codsaday in ammaanka tuulada dib loo soo celiyo.