DHEGEYSO:Daadad xoogan oo ku dhuftay ismaamulka Isiolo

0
445

In ka badan 200 oo qoys ayaa ku barakacay daadad xoogan oo ku dhuftay suuqa Mjinga ee dowlad deegaanka Isiolo.
Laba qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen fatahaadaas ku dhuftay Isiolo.
Canug yar ayaa lagu soo waramayaa in ay la tageen biyaha.
Dadka deegaanka ayaa baaq u diray dowladda.