DHEGEYSO:Ceel Nuur oo lagu soo dhaweeyay wakiilka Deela iyo xildhibaanka Ceeldaas

0
400

Xildhibanka laga soo doorto deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aden Keynan iyo wakiilka Deela Yussuf Hussein Tolfiyow ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magalada CelNur.
Waxaa ayna kaga mahadceliyeen soo dhaweyntooda.