DHEGEYSO:Boqolaal Kenyaan ah oo maalin walba shaqooyiin u raadsada dalka dibaddiisa

0
825

Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha dalka Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in 538,000 oo Kenyan ah ay shaqo u raadsadeen dalka dibaddiisa.
Waxaa uuna intaas ku daray in Inta u dhaxaysa 450 iyo 500 oo qof ay maalin walba shaqooyiin u raadsadaan dalka dibaddiisa iyagoo adeegsanaya barnaamijyo ay dowladdu fududeysay.
Waxaa uuna Kenyaanka uga digay shirkadaha aan diiwaangashneyn kuwaas oo Kenyaanka shaqo been abuur ah ugu spp bandhigaya dalka dibaddiisa.