DHEGEYSO:Boqolaal beeraleyda shaaha ee ismaamulka Kirinyaga oo cabasho muujinaya

0
419

Boqolaal beeraleyda shaaha ee ismaamulka Kirinyaga ayaa qaadacay caleenta shaaha iyaga oo dalbanaya gunnooyiinkooda ka maqan.
Waxaa ay maamulka KTDA ka doonayaan in ay sharraxaad ka bixiyaan caabshada gunnooyiinka laga ballan qaaday.