DHEGEYSO:Booliska deegaanka Rongo ee ismaamulka Migori oo cambaareeyay falal kufsi ah oo dhacay

0
416

Booliska deegaanka Rongo iyo madaxda hay’adda FIDA ayaa si kulul u cambaareeyey falalka kufsiga ah ee ka dhacay deegaanka Migori .
Laamaha ammaanka ayaa bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan hay’adda kala duwan si wax looga qabto dhibaatooyiinka la soo tabiyo.