Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa bulshada ku boorriyay in ay nabad galyada ku dadaalaan oo ay ciidamada ammaanka ku soo wargeliyaan dhacdooyinka liddiga ku ah xasilloonida.
Waxaa uu sheegay in abaal marin lacageed oo dhan 30,000 oo doollar la siinaya qofkii shacab ah ama sarkaal ah ee soo gudbiya xog fududeyn karta in gacanta lagu soo dhigo cid kasta oo ku howlan adeegsiga hoobiyaasha.
Sidoo kale , meelaha maanta sida wayn looga ciidaya waxaa ka mid ah magaalada Melbourne ee dalka Australia.
Qaar ka mid ah soomaalida halkaasi ku dabaal degaya ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.