DHEGEYSO:Booliiska oo baaraya nin dad guri ku gubay ismaamulka Nairobi

0
353

Booliiska Nairobi ayaa baaraya nin la sheegay in uu qoys ka koobnaa afar qof uu dab ku qabadsiiyay gurigii ay ka dagaanaayeen xaafadda Boma Yangu ee Nairobi.
Dhacdadan naxdinta leh ayaa galaafatay nolosha gabadh 8 jir ah.
Sida laga soo xigtay qoyska Roseline Mokaya, oo la dhigay isbitaalka KNH, tuhmanaha ayaa weeraray qoyska xili ay hurdayeen isagoona guriga ku qunfulay ka dibna guriga ku shubay batrool ka hor inta uusan dabka ku shidin iyagoo hurda.