In ka badan 5,000 oo deggan deegaanka Kavunyalalo ee maamul hoosaadka Malindi ayaa ka faa’iideystey mashruuca biya xiriirinta.
Dadka oo u badan beeralay ayaa sheegay in biya xiriirinta ay u sahlayso inay si fudud ku waraabsadaan beerahooda.
Mashruuca ayaa waxaa hirgelinaysaa hay’adda Amref.