DHEGEYSO:Beeraleyda kafega ee Bungoma oo baaq u diray wasiir Murkomen

0
521

Agaasimayaasha iskaashatooyinka ee ka soo jeeda deegaanka Mount Elgon ee ismaamulka Bungoma ayaa ku eedeeyay saraakiisha ammaanka ee ka soo jeeda deegaankaas in ay la shaqeeyaan dallaaleyda kafeega ee ka soo jeeda dalka Uganda ee deriska la ah kuwaa oo beeralayda ka iibsada dalagga.
Waxaa ay baaq u direen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Kipchumba Murkomen.