Beeralayda soo saaro Qaxwada ee aagga Kiungani ee ismaamulka Trans Nzoia ayaa sameeyay dibadbax.
Waxay doonayaan in dowladdu ay xalliso muran hoggaamineed oo saameeyay shirkadda Qaxwada oo ay sheegeen inuu soo jiray muddo 29 sano ah.
Qaar ka mid ah beeralayda iyo barasaabka Trans Nzoia George Natembeya oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri.