Wararka Kenya DHEGEYSO:Beeralayda ismaamulka Nyeri oo cabanaya By star - November 15, 2025 0 81 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Beeralayda qaxwada ee tuulooyinka Gititu, Thage-ini iyo Wachuri ee degmada Tetu, ismaamulka Nyeri ayaa ka cabanaya tuugo ay sheegeen in ay dhibaataynayaan. Waxaa ay laamaha ammaanka ku eedeen karti la’aan ay wax kaga qabtaan amni darada haysata. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/11/Nyeri.mp3