DHEGEYSO:Beeralayda gobolka waqooyiga Rift o digniin loo diray

0
368

Beeralayda gobolka waqooyiga Rift ayaa looga digay inay adeegsadaan sunta cayayaanka lagu tilmaamay inay tahay mid sharci darro.
Waxaa lagula taliyay in beeralayda aysan wadooyiinka ama dadka wareejinaya suntan cayayaanka iibsan inta laga ansixinayo.