DHEGEYSO:Beeralayda Gaarisa oo shirkadda KenGen ugu baaqay inay magdhaw siiso

0
373

Beeraleyda ismaamulka Gaarisa oo fatahaaduhu saameeyeen ayaa hadda dalbanaya in shirkadda korontadda dalisa ee KenGen ay magdhow ka bixiso khasaarihii ka dhashay biyo xireenka ay shirkaddaasi ku soo daysay webiga Tana kadib roobabkii da’ay.