Barasaabka dowlad deegaanka Tharaka Nithi Muthomi Njuki ayaa ku booriyay dhalinyarada in ay joojiyaan hadal haynta baraha bulshada oo ay u soo baxaan si dii ay isugu diiwaangalin lahaayeen codeynta doorashada.
Sida uu sheegay gudoomiye Njuki, diiwaan gelinta codbixiyayaasha Kenya waxay siin doontaa fursad wanaagsan oo ay ku doortaan madaxda ay rabaan.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Barasaabka Tharaka Nithi oo dhalinyarada ugu baaqay inay iska diiwaangaliyaan doorashada