DHEGEYSO:Barasaabka Narok oo baaq u diray beeraleyda

0
206

Guddoomiyaha ismaamulka Narok Patrick Ole Ntutu ayaa beeralayda ku boorriyey in aynan ku degdegin iibinta galleyda uga soo go’do beeraha.
Waxaa uu kula taliyay in ay wax u kaydsadaan xilliga abaarta ee ay jirto cunno yarida.