Wararka Kenya DHEGEYSO:Barasaabka Kwale oo dhagax dhigtay xarunta xaaladaha degdegga ee isbitaalka Msambweni By star - November 6, 2025 0 125 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha ismaamulka Kwale , Fatuma Maxamad Achani ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigtay dhisidda qaybta la tacaalidda xaaladaha degdegga ee isbitaalka guud ee deegaanka Mwambweni. Barasaabka oo munaasabaddaasi hadal kooban ka jeedisay ayaa tidhi. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/11/Barasaabka-Kwale.mp3