DHEGEYSO:Barasaabka Kakamega oo dhaliilay dhgiisa Trans Nzoia

0
126

Barasaabka ismaamulka Kakamega Fernandes Barasa ayaa ku dhaliilay dhigiisa dowlad deegaanka Trans Nzoia, George Natembeya, inuu isku dayo in u isu soo bax siyaasadeed ku qabto Kakamega.
Waxaa uuna ugu baaqay Natemebya in uu qadariyo ismaamulkiisa.