DHEGEYSO:Barasaabka Embu oo cambaareysay qaar ka mid ah madaxa UDA

0
341

Barasaabka ismaamulka Embu ahna guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee UDA Cicily Mbarire ayaa digiiniin adag u dirtay qaar ka mid ah madaxda UDA iyadoo ku eedeysay in siyaasad ahaan ay ku bahdilayaan.
Waxaa ay intaas ku dartay in shirar iyada lagu weeraryo lagu qabanayo dowlad deegaanka Embu.
Hadalkeeda ayaa imaanayaa iyadoo dhawaan madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Rigathi Gachagua uu kulamo siyaasadeed ku qabtay ismamaulka Embu.