DHEGEYSO:Bangiga Premier oo daahfuray adeegyadiisa casriga ah

0
684

Bangiga Premier Bank ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabtay munaasabad uu ku soo bandhigayay adeegyadiisa casriga ah ee macaamiisha u fududeynaya barnaamijyada kala duwan.
Waxaa arrintan warbaahinta uga warramay Jibriil Maxamad oo ah guddoomiyaha bangiga Premier Bank.