DHEGEYSO:Baarsaabkii hore West Pokot oo baaq u diray mas’uuliyiinta Pokot iyo Turkana

0
171

Guddoomiyihii hore ee Galbeedka Pokot Prof. John Lonyangapuo ayaa ku boorriyay guddoomiyeyaasha Galbeedka Pokot iyo Turkana inay kulmaan oo ay xalliyaan dilalka sii kordhaya ee ka dhacaya xuduudaha.