DHEGEYSO:Baarsaabka Nairobi oo ballan qaad u sameeyay ganacsatada

0
581

Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa sheegay in la bixin doono dhammaan ruqsadaha ganacsiga iyo shatiyada ganacsi kasta oo aad bilowdo.
Waxaa uu intaas ku daray in nidaamkan uu ka hor tagi doono dhibaateynta ay ganacsatada ku hayaan saraakiisha dowladda hoose ee Nairobi.