DHEGEYSO:Baarsaabka Kakamega oo sheegay in dowlad deegaanada aysan ku filneyn sanad maaliyadeedka loo qorsheeyay

0
237

Guddoomiyaha ismaamulka Kakamega Fernandes Barasa ayaa sheegay in qoondaynta miisaaniyaddii dhawaan la shaaciyay ee sanadaha 2025/26 aysan ku filneyn ismaamulada.
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in miisaaniyaddaasi aysan ku faraxsaneen.