DHEGEYSO:Baaritaanka meydka oo muujiyay in dhimashada ardayadii Njoro ay sababtay duumada maskaxda

0
83

Baaritaanka meydka ka dib ayaa lagu ogaaday in Brenda Akinyi oo ahayd ardayad 18 jir ah oo wax ka baranaysay dugsiga saree e gabdhaha ee Njoro ee dowlad deegaanka Nakuru ay u geeriyootay duumada maskaxda
Baarayaasha ayaa sheegeen in cudurkan hadii mar hore la ogaan lahaa ay suurtagal eheed in noolasheeda la badbaadiyo.
Geerida Brenda ayaa dhalisay caro iyo cabasho ka dhalatay deegaanka, iyadoo waalidiinta iyo dadka deegaanka ay su’aalo ka keeneen sida xaaladdeeda caafimaad loogu dhaqmay intii ay dugsiga joogtay.