DHEGEYSO:Baaq loo diray shacabka ku nool Wajeer

0
312

Iyadoo saacadihii la soo dhaafay roobab xoogan ay ka da’een qeybo ka mid ah gobolka waqooyi bari gaar ahaana ismaamulka Wajeer ayaa Maamulka magaalada Wajeer ugu baaqey bulshada in ay furaan goobaha biyo mareenka ah oo la xiray taasi oo saameyn dhalin karta.