DHEGEYSO:Ardayda oo loogu baaqay inay qaataan dhaqankooda

0
140

Daneeyayaasha waxbarashada iyo waalidiinta magaalada Malindi ee ismaamulka Kilifi ayaa bilaabay olole hami leh oo ardayda lagu dhiiri galinayo in ay qaataan dhaqankooda si loo ilaaliyo anshaxa dugsiyada iyo xarumaha kala duwan ee deegaanka.