Dowladda ismaamulka Tana River ayaa bilawday barnaamij cunto qaybin ah oo loogu talagalay ardeyda waxbarashada aasaasiga ah si waalidiinta looga dulqaado culeyska nafaqaynta caruurta.
Barnaamijkan oo uu hormuud ka yahay barasaabka dowlad deegaanka Tana River ayaa la filayaa inuu horumariyo heerka waxbarasho ee ismaamulka.
Guddoomiye Dhadho Godana iyo Wasiirka Waxbarashada Tana River Fatuma Bona ayaa daahfurka barnaamijka ka dib warbaahinta la hadlay.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Ardayda fasalada hoose ee Tana River oo ka faa’iidaysanaya barnaamijka cuntada ee...




