Guddoomiyaha aqalka Baarlamaanka ee dalka Moses Wetangula ayaa uga digay dadka Kenyanka ah ee ku nool iyo kuwa ka shaqeeya dibadda, gaar ahaan kuwa ku sugan U.S.A, inay diidaan talada xun ee ka imaaneysa hoggaamiyeyaasha aan aragtida lahayn sida uu hadalka u dhigay.




