DHEGEYSO:Aden Bare Ducale oo digniin culus u diray Isbitaalada gaarka loo leeyahay

0
453

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dalka Aadan Bare Ducaale ayaa digniin culus u diray xarumaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay taasi oo ka dhan ceymiska Caafimaadka Bulshada ee (SHA).
Waxaa uuna sheegay Aden Bare in tallaabo adag laga qaadi doona Isbitaalada ku khiyaameeya bulshada sanduuqa Caafimaadka ee SHA.
Wasiir Ducaale ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay horay u xirtay 35 isbitaal oo dalka oo dhan ah oo lagu helay inay ku kacayaan falal anshax xumo ah.