DHEGEYSO:5 Milyan oo taleefoonada casriga ah oo lagu hagaajiyay Kenya

0
820

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dhaqaalaha Dijitaalka ah William Kabogo ayaa maanta sheegay in 5 milyan oo taleefanno casri ah lagu sameeyay Kenya, taasoo qiimaheedu u dhexeeysa Ksh6,000-Ksh8,000.

Dhinaca kale wasiir Kabogo ayaa sheegay in Dhammaadka sanadkan la hubin doono in 1,450 xarumood oo dijitaal ah laga dhiso dhammaan waaxyaha kala duwan ee dalka.
Madaxweyne Willaim Ruto ayaa qorshahan su’aalo ka weydiyay wasiirka.