Afhayeenka aqalka baarlamaanka ee dalka Moses Wetangula ayaa sheegay in xal laga gaari doono caqabadaha ka jira ceymiska caafimaadka ee SHA.
Waxaa uu daneyayaasha caafimaadka ugu baaqay kulan si dib u habeyn loogu sameeyo SHA.
Hadalkiisa ayaa imaanaya ka dib markii ay dadweynaha walaac ka muujiyeen in nidaamka ceymiska caafimadka SHA uusan shaqeneyn.