DHEGEYSO: Hogaamiyaasha mucaaradka oo booqday xarrunta Meydadka ee City

0
427

Hogaamiyaasha mucaaradka ee dalka oo ay hogaaminayaan Kalonzo, Eugene Wamalwa, Ferdinand Waititu ayaa booqday xarunta meydadka ee magaalada Nairobi.
Hogaamiyaha Wiper Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in dad la garanayo ay ku kacayaan dhaqamada afduubka iyo dilka.
Waxaa uuna dowlada ku dhaliilay afduubyada iyo dilalka sharci darrada ah.
Tan ayaana imaanaysa ka dib markii laba qof meydadkooda la helay kuwaas oo ka mid ahaa afar dhalinyaro ah oo lagu waayay deegaanka Mlolongo.