DHAGEYSO:Dhallinyaro Muqdisho ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan inay doorasho xalaal ah wadanka ka dhacdo

0
508

Qaar ka mid ah Dhallinyarada ku ku Nool degmooyinka Gobolka Banaadir ee Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta sameeyay isku soo bax ay ku dalbanayeen in wadanka ay ka dhacdo Doorasho Xor iyo Xaal ah.
Dhallinayaradaan oo ka kala yimid 17 degmo ee Magaalada Muqdisho ay ka Kooban tahay ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ay doorashadu qusayso inay soo Xulaan dad Matali karaa shacabka Soomaaliyeed.