DHAGYSO:Adeeg waxbarasho oo la gaarsiiyay qaxootiga xerada IFO2

0
181

Qoysaska qaxootiga ee dhawaan la dejiyay xerada IFO2 ayaa markii ugu horreysay helay adeeg waxbarasho iyadoo ay carruurta ku biirayaan dugsi halkaasi laga hirgeliyay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray Dadaab.