Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta kenyaanka ku hoggaamiyay munaasabad lagu beeraya ugu yaraan 500 oo milyan oo geedo ah.
Xilli uu ku sugnaa kaynta Kiambicho Forest ee ismaamulka Murang’a ayuu sheegay in ujeeddada arrintan laga leeyahay ay tahay in looga gaashaanto saameynta isbeddelka cimillada.