Waxaa ismaamulka Wajeer laga xusay sannadguuradii 39-aad ee ka soo wareegatay xasuuqii Wagalla ee halkaasi ka dhacay sanadkii 1984-tii.
Qaar ka mid ah dadweynaha ay dhacdadaasi saameysay ayaa dowladda ka codsaday inay fuliso ballanqaadkii ahaa in la siinaya lacago magdhow ah.